Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga Dalka oo raashiin gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay
    April 18, 2026
    Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay shir sanadeedka gu’ga (Spring Meetings) oo ka dhacay Washington
    April 18, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha Diblomaasiyadadda ee ANTALYA
    April 18, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    April 17, 2026
    Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington
    April 17, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Abwaan Shube “Maleysan Waagii Aan Indhahayga Ku soo arkay ” MALO-KA-BAX
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Abwaan Shube “Maleysan Waagii Aan Indhahayga Ku soo arkay ” MALO-KA-BAX
GudahaMaqaalladaWararka

Abwaan Shube “Maleysan Waagii Aan Indhahayga Ku soo arkay ” MALO-KA-BAX

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 4, 2022
3 Min Read
Share
Muqdisho (SONNA)-Barqa-kulul dhexdeed, ayaan gaari ka raacay golaha muritida iyo wacyigelinta—The National Theartre—si aan u gaaro cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir, halkaas oo aan booqasho gaaban ugu baxnay.
Markii aan gaarnay illinka laga galo cisbitaalka, waxaa na hakiyay ciidamada Ilaalada ee cisbitaalka; dabadeedna waxa ay naga guteen wajibaadkoodii shaqo ee loo idmaday.
Durbadiiba, waxa aan u dhaadhacnay gudaha, waxaana bannaanka dhismaha, qeybta maamulka nagu sugaysay agaasime— Dr.Fartuun Shariif oo aan hore ugu sii wargelinay qorshaheheenna, soo dhoweyn dabadeedna xafiiskeeda ayaannu ku nasannay.
U jeedka aan u socday wuxuu daarranaa laba arrimood: tan koowaad waxa ay aheyd, in aan booqdo bukaannada, qiimeynna ku sameeyo adeegyada Caafimaad ee uu bixiyo— iyo in uu igu leeyahay xusuus gaar ah; maaddaamma, sannadka 1980kii ay iigu dhalatay curaddeydu— xilligaas oo aan ku xasuusto in ka soo booday gidaar yar oo ku yiillay qeybta dhalmada, si aan u arko curaddeyda iyo hooyadeed; maaddaamma aan ragga loo oggoleyn. Sidaas aawadeed ayaan derbiga iska soo tuuray.
Dr.Fartuun Shariif, ayaa i geysay isla gidaarkii yaraa ee aan habeenkaas ka soo booday, runtiina waxaan galay xusuus dheer iyo xaalad kale oo dareenkeyga rogrogtay; dabadeedna jirkeyga.
Intaas kadib, waxaan sii wadannay booqashadeenii, waxaase xaalku is rogay, markii aan la kulannay duruufo adag oo uu ku shaqeynayo guud ahaan cisbitaalka iyo ka warqab la’aanta qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, haddii ay yihiin: madax, siyaasiyiin, ganacsato, culimmo iyo aqoonyahanno kaleba.
Waxaan booqanay qeybta daryeelka ubadka oo ay yaallaan qalab casri ah; isla markaasna ay ka socdaan adeegyadii caafimaad ee loogu talagalay. Sida: in catruurta ku daahda kafka hooyada, looga saaro naqaska ku dhaggan—iyo Xabka uu jiiday intuu ku jiray meeshaas. Sidoo kale, waxaa markaas daryeel Caafimaad loo fidiniyay ilmo hor-dhalad ah, oo ka soo hormaray muddadii caadiga ahayd ee sidka hooyadu ku idlanaa. Si walboo ay ahaataba, dhaqaatiirta ayaa noo sheegay in lagu koronayo qalab loogu talagalay, oo aad u hormarsan.
Intaas kadib, waxaan u sii gudubnay qeybta daryaalka carruurta la Il-daran Jadeecada iyo nafaqadarrada—Qeybtan, waxaa jiifay carruur da’doodu ka yartahay 10 sano, oo badidood laga keenay gobollada dalka—kuwa dhexeba ha u badnaadaane.
Nasiib wanaag, ma jirto sariir kiro ah iyo adeeg lacageed oo laga qaadayo hooyooyinka ku ummula cisbitaalka iyo dadyoowga kale ee u soo adeeg doonta dhammidoodba, sida ay dadku noo sheegeen.
Farriinteyda ugu dambeysa waxa weeye— baahida taalla meesha—waa isbitaalka Benaadir e—ma ahan mid wada daboolmaysa. Si kale haddii loo dhigo: maammulka cisbitaalka iyo Wasaaradda Caafimaadku ma wada buuxi karaan howshaas culus ee miisaanka leh; balse intii Karaankooda ah waa ay dadaaleen. Sidaas aawadeed, qof walba oo naga mid ah—xil sidaas oo kale ayaa saaran, si loo badbaadiyo hooyo Soomaaliyeed iyo dhallaankeeda—kaas oo ay maan-gal tahay in uu qofkii dalkeenna ka waraabin lahaa, harooyinka nabadda iyo kuwa horumarka.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga Dalka oo raashiin gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku…

April 18, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xubno ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Muqdisho.(SONNA):- Hawlgalkan oo ay wadajir isaga kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa ka dhacay deegaanka Beerxaani…

GudahaWararka
January 5, 2025

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay ku simaha safiirka Shiinaha

Muqdisho (SONNA): Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-simaha Danjiraha Jamhuuriyadda Shiinaha…

GudahaWararka
April 7, 2025

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid Iyo Leganes ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

Madrid(SONNA)-Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid Iyo Leganes kulanka goor…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Talisyo cusub oo lagu kordhiyay Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka…

Gudaha
June 14, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023