Hay’adda Duulista Soomaaliya oo celisay diyaarad sidday wafdi Itoobiyaan ah
Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa siisay “reject”codsi ay wadatay diyaar laga leeyahay dalka Itoobiya taas oo sidday wafdi Itoobiyaan ah oo doonayay in ay tagaan magaalada Hargeysa ee Gobalka Waqooyi Galbeed, Diyaaraddaas oo ay Hay’adda Duulista ay ka celisay Hawada Soomaaliya. Diyaaradda Sidday wafdiga Itoobiyaanka ahaa, ayaa waxaa qasab ku noqotay in ay ku laabato … Continue reading Hay’adda Duulista Soomaaliya oo celisay diyaarad sidday wafdi Itoobiyaan ah
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed