Xaflad lagu weyneynaayay nabi muxamed NNKH oo ka dhacday magaalada Cadaado.

Isku imatinkaani ayaa ahaa mid lagu weyneynaayay dhalashada subanaheeba muxamed nnk ayaa waxaa soo agaasimay culimada masjidka al nuur ee magaalada cadaado.

Inta ey socotay xaflada quruxda badan ayaa waxaa looga hadlayay siirada rasuulka nnk iyo qasiidooyin lagu amanayo nabigeena muxamed nnk.

Shiikh Maxamud Maxamed yare oo kamid ah culumada dhulka soomalida sida weyn looga yaqaan ayaa kudheeraday kahadlaka sida ey waajibka utahay in lajeclaado nabigeena muxamed nnk iyo sida eyuga xunyihiin hadalkii kasoo yeeray madweynaha faransiiska ee uu ku weraray diinta islaamka.

Sanadka xiligaan oo kale ayaa magaalada cadaado laga xusaa dhalasha nabigeena muxamed nnk.

attachments area