Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xaqiijisay in uusan dalka soo gelin xaalad la xiriirta caabuqa Caronavirus

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay waxay ay ku xaqiijisay inuusan dalka soo gelin Xaalad la xiriirta Cudurka Caronavirus oo dhibaato ku haya Caalamka.

Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka.