Wasaaradda Beeraha XFS oo ka digtay boobka dhulalka danta guud

Muqdisho.(SONNA):- War-saxaaafadeed kasoo baxay wasaaradda beeraha iyo waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu digay bulshada ku nool degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe in ay ka fogaadaan boobka dhulalkii danta guud ee ADC-da iyo Fidinta beeraha oo ku yaalla degmada Balcad.

Lifaaqa Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-

Press Release.pdf