Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashada Jubbaland

Muqdisho(SONNA):-Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan Dastuurka &Shuruucda Dalka oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland

Halka ka akhriso: