Wasaaradda Amniga XFS oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay Warar Hay’adaha Ammaanka looga been Abuurtay. 

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda amniga dalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in hay'adaha amaanka dalku abaabuleen weerar lagu qaado madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheekh Axmed.

Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka.