Wasaaradad Qorsheynta XFS oo soo saartay warbixin bileedka tusaha sicirka badeecadaha

Muqdisho(SONNA) Wasaaradda Qorsheynta iyo Dhiiragelinta maalgashiga Soomaaliya ayaa waxa ay soo saartay warbixin bileed ku saabsan tusaha sicirka badeecadaha Dalka.

Halkan hoose ka akhriso warbixinta oo dhameystiran.

Warbixinta TSB Maajo 2019