WASAARADDA WAXBARASHADA OO SHAACISEY XILGA LA FURAYO ISKUULAADKA IYO JAAMACADAHA LANA QAADAYO IMTIXAANAADKA

Muqdiho:(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada  hiddaha iyo tacliinta sare XFS oo shaacisay xiliga la qaadaayo imtixaanka fasalada 8- aad ,  12 -aad iyo xiliga falurayo goobaha waxbarashada dalka.

1- Imtixaanka Fasalka 8-aad Sabti 11-ka Luuliyo

2- Imtixaanka Dugsiga Sare Fasalka 12-aad Sabti 18-ka Luuliyo

3- Xiliga la Furayo Jaanacadaha iyo Iskuulaadka 15-ka Agoosto 2020