Taliyaha Ciidanka Dhulka  oo gaaray Gaalkacyo +Sawirro

Gaalkacyo -(SONNA)-Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir), ayaa Maanta gaaray magaalada Gaalkacyo  oo ah  xarunta Gobolka Mudug.

Wafdigaan oo ay soo dhaweeyeen maamulka degmada Gaalkcyo iyo saarkiil ka tirsan hogaamiyaasha ciidamada , qaybaha ururada bulshada , iyo culima udiinka,waxaa  socdaalkoodu uu laxiriiraa  dhexdhexdhaxaadinta beelaha walaalaha ah ay dirirtu  ku dhexmartay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.

Ugu danbayntii , Kulan u dhaxeeyay Taliyha iyo dhaqanka ,Cuqaasha, Isimada iyo dhalinyarada  ayaa lagu looga hadlay qaabkii look qaadi lahaa  kooxaha  ku dagaalamaya haalkaasi.