{"id":564584,"date":"2026-06-11T11:50:57","date_gmt":"2026-06-11T08:50:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564584"},"modified":"2026-06-11T11:50:57","modified_gmt":"2026-06-11T08:50:57","slug":"madaxweyne-cali-guudlaawe-oo-u-hambalyeeyay-hoggaamiyaha-cusub-ee-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-cali-guudlaawe-oo-u-hambalyeeyay-hoggaamiyaha-cusub-ee-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Guul taariikhi ah ayay u ahayd xildhibaanada iyo guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo markii hore kusoo baxay doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>\u201cAllaha kula garabgalo masuuliyadda cusub Sheekh Aadan Maxamed Nuur, waana rajeynayaa inaad ku hagto shacabka Koonfur Galbeed waayo-aragnimadaada Dowlad-dhiska Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn ,Madaxweynaha ayaa ku boogaadiyey shacabka Dowlad-Goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya kaalinta ay ka qaateen hannaanka Dowladnimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Guul taariikhi ah ayay u ahayd xildhibaanada iyo guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo markii hore kusoo baxay doorasho qof iyo cod ah. \u201cAllaha kula garabgalo masuuliyadda cusub Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":564585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564584","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564586,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564584\/revisions\/564586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}