{"id":564546,"date":"2026-06-10T20:10:56","date_gmt":"2026-06-10T17:10:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564546"},"modified":"2026-06-10T20:10:56","modified_gmt":"2026-06-10T17:10:56","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-u-hambalyeeyey-hoggaamiyaha-cusub-ee-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-u-hambalyeeyey-hoggaamiyaha-cusub-ee-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaamiyaha cusub ee Koofur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, kaasi oo maanta loo doortay in uu hoggaamiyo dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in doorashada cusub ee ka qabsoontay Baydhabo ay ka tarjumayso horumarka laga gaaray hannaanka doorashada dalka iyo siyaasadda qaran ee doorashooyinka, isaga oo bogaadiyey Xildhibaannada Golaha Wakiillada KGS, ee sida hufan u gutay waajibkooda<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan hambalyo u dirayaa Hoggaamiyaha cusub ee loo doortay dowlad-gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, waxaanan u rajaynayaa in xilka Eebbe u fududeeyo \u201d. ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Allah uga baryey Hoggaamiyaha cusub in uu ku asturo masuuliyadda Qaran ee loo doortay iyo xilka Madaxtinimo ee loo dhaariyey isaga oo u rajeeyay in uu si hufan u guto howlaha horyaalla.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u hambalyeeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, kaasi oo maanta loo doortay in uu hoggaamiyo dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in doorashada cusub ee ka qabsoontay Baydhabo ay ka tarjumayso horumarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":564547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564546","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564548,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564546\/revisions\/564548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}