{"id":564393,"date":"2026-06-08T09:55:41","date_gmt":"2026-06-08T06:55:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564393"},"modified":"2026-06-08T09:55:41","modified_gmt":"2026-06-08T06:55:41","slug":"shirka-madasha-3-aad-ee-maayarrada-soomaaliya-oo-goordhow-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-madasha-3-aad-ee-maayarrada-soomaaliya-oo-goordhow-furmay\/","title":{"rendered":"Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulminaysa Maayarrada degmooyinka dalka, mas\u2019uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada, hay\u2019adaha caalamiga ah iyo bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Faah faahinta goordhow la soco.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya. Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulminaysa Maayarrada degmooyinka dalka, mas\u2019uuliyiin ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada, hay\u2019adaha caalamiga ah iyo bulshada rayidka ah. Faah faahinta goordhow la soco.<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":564394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564395,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564393\/revisions\/564395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}