{"id":564386,"date":"2026-06-08T08:53:50","date_gmt":"2026-06-08T05:53:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564386"},"modified":"2026-06-08T09:30:54","modified_gmt":"2026-06-08T06:30:54","slug":"xoghayaha-joogtada-ah-ee-wasaaradda-gaashaandhigga-oo-shir-guddoomiyay-kulan-ku-saabsan-ilaalinta-carruurta-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xoghayaha-joogtada-ah-ee-wasaaradda-gaashaandhigga-oo-shir-guddoomiyay-kulan-ku-saabsan-ilaalinta-carruurta-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayay ilaalinta carruurta ee ka hortagga colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in loo adeegsado colaadaha hubeysan ama askareynta.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta Mabda\u2019a Vancouver, oo ah hannaan caalami ah oo lagu xoojinayo tallaabooyinka looga hortagayo ka faa\u2019iidaysiga carruurta xilliyada colaadaha hubeysan.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka, waxaa si gaar ah loo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa hay\u2019adaha dowladda iyo saaxiibada caalamiga ah, gaar ahaan hay\u2019adda Save the Children, si loo hirgeliyo siyaasadaha iyo qorshayaasha lagu ilaalinayo xuquuqda carruurta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka qeyb galay xubnaha Kooxda Shaqada ee Ilaalinta Carruurta Xilliyada Colaadaha Hubeysan (CAAC Working Group), oo ay ku jireen wakiillo ka socday Wasaaradda Amniga Gudaha, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564387\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897689236.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564388\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/FB_IMG_1780897686485.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in loo adeegsado colaadaha hubeysan ama askareynta. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta Mabda\u2019a Vancouver, oo ah hannaan caalami ah oo lagu xoojinayo tallaabooyinka looga hortagayo ka faa\u2019iidaysiga carruurta xilliyada colaadaha hubeysan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":564387,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564386","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564386"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564392,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564386\/revisions\/564392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}