{"id":564243,"date":"2026-06-06T17:10:03","date_gmt":"2026-06-06T14:10:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564243"},"modified":"2026-06-06T17:10:03","modified_gmt":"2026-06-06T14:10:03","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-xoojisay-diyaargarowga-iyo-ka-hortagga-ebola","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-xoojisay-diyaargarowga-iyo-ka-hortagga-ebola\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xoojisay diyaargarowga iyo ka hortagga Ebola"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa xoojinaysa diyaargarowga iyo kormeerka goobaha dalka laga soo galo, foomka Caafimaadka Safarrada, Shaybaarka, IPC, wacyigelinta bulshada iyo isku-duwidda PHEOC.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaraddu ayaa dadweynaha ku wargalineysaa inay is dejiyaan, raacaan talooyinka rasmiga ah, gacmaha dhaqaan, calaamadaha degdeg u soo sheegaan, kana fogaadaan wararka aan la xaqiijin.<\/p>\n<p>Shir heer wasiir oo lagu qabtay xarunta howlgallada deg degga ah ( PHEOC) ee maxhadka caafimaadka Qaranka ( NIH), shirkaas ayaa lagu gorfeeyay diyaargarowga iyo isku-duwidda ee ka hortagga Ebola.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564244\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8-218x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"218\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8-218x300.jpeg 218w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8-744x1024.jpeg 744w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8-768x1057.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8-1116x1536.jpeg 1116w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8-860x1184.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/acc6b25c-f94c-4d82-86e7-f51dba8264e8.jpeg 1162w\" sizes=\"auto, (max-width: 218px) 100vw, 218px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa xoojinaysa diyaargarowga iyo kormeerka goobaha dalka laga soo galo, foomka Caafimaadka Safarrada, Shaybaarka, IPC, wacyigelinta bulshada iyo isku-duwidda PHEOC. Sidoo kale, Wasaaraddu ayaa dadweynaha ku wargalineysaa inay is dejiyaan, raacaan talooyinka rasmiga ah, gacmaha dhaqaan, calaamadaha degdeg u soo sheegaan, kana fogaadaan wararka aan la xaqiijin. Shir heer wasiir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":544574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564243","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564245,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564243\/revisions\/564245"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544574"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}