{"id":564239,"date":"2026-06-06T14:59:31","date_gmt":"2026-06-06T11:59:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564239"},"modified":"2026-06-06T14:59:31","modified_gmt":"2026-06-06T11:59:31","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-magacaabay-taliyaha-taliska-taakuleynta-ciidanka-xds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-magacaabay-taliyaha-taliska-taakuleynta-ciidanka-xds\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka XDS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa S\/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kadib soo jeedin ka timid Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga XFS.<\/p>\n<p>S\/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay ayaa horey u soo qabtay xilka U-Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Soomaaliya ee Ankara, isagoo sidoo kale soo maray xilal kala duwan oo la xiriira taakuleynta iyo maamulka saadka Ciidanka XDS.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda maamulka, taakuleynta iyo diyaar-garowga Ciidanka XDS, si loo hubiyo in ciidamada ay helaan taageero iyo sahay joogto ah oo ka jawaabta baahiyaha hawlgallada amniga iyo difaaca qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa S\/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay u magacaabay Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kadib soo jeedin ka timid Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga XFS. S\/Guuto Maxamed Maxamuud Xasan Garabay ayaa horey u soo qabtay xilka U-Qaybsanaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":564240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564239","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564239\/revisions\/564241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}