{"id":564089,"date":"2026-06-02T14:51:20","date_gmt":"2026-06-02T11:51:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564089"},"modified":"2026-06-02T14:52:14","modified_gmt":"2026-06-02T11:52:14","slug":"dfs-oo-ka-qeyb-gashay-kulanka-wasiirrada-arrimaha-dibadda-ee-dalalka-afrika-ay-la-yeesheen-madaxweynaha-kuuriyada-koonfureed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dfs-oo-ka-qeyb-gashay-kulanka-wasiirrada-arrimaha-dibadda-ee-dalalka-afrika-ay-la-yeesheen-madaxweynaha-kuuriyada-koonfureed\/","title":{"rendered":"DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K\/Koonfureed"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika la yeesheen Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Lee Jae-myung, kaas oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Cheong Wa Dae.<\/p>\n<p>Kulankan, oo qayb ka ahaa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika, ayaa lagu muujiyey kobaca xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Afrika iyo Kuuriyada Koonfureed, iyadoo diiradda lagu saaray fursadaha lagu xoojinayo ganacsiga, maalgashiga, teknoolojiyadda, iyo horumarka waara.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564090\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-1024x684.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-768x513.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06-860x574.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/WhatsApp-Image-2026-06-02-at-14.38.06.jpeg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika la yeesheen Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Lee Jae-myung, kaas oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Cheong Wa Dae. Kulankan, oo qayb ka ahaa Shirka Wasiirrada Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":564090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564089","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564089"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564089\/revisions\/564092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}