{"id":564066,"date":"2026-06-01T19:01:16","date_gmt":"2026-06-01T16:01:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564066"},"modified":"2026-06-01T19:25:32","modified_gmt":"2026-06-01T16:25:32","slug":"jadwalka-guud-ee-doorahaada-guddoonka-iyo-hoggaamiyaha-kgs-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jadwalka-guud-ee-doorahaada-guddoonka-iyo-hoggaamiyaha-kgs-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka Koknfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa labada ilaa saddexda Juun ee bishan u asteeyay qabashada Araajida musharaxiinta guddoomiyaha iyo ku-xigeennada iyo shaacinta liiska musharaxiinta Guddoonka Golaha wakiilada.<\/p>\n<p>4-ta June, waxaa khudbadaha jeedin doona musharaxiinta guddoonka Golaha wakiilada, isla maalintaas waxaa la qaban doonaa doorashada Guddoonka Golaha wakiilada.<\/p>\n<p>5-ta ilaa 6-da June, qabashada araajida musharaxiinta hoggaamiyaha oo socon doonta labo maalin, sidoo kale, 7-da bisha waxaa la shaacin doonaa liiska musharaxiinta. Maalinta 8-da, waxaa hadal jeedin doona musharaxiinta u tartamaya hoggaamiyaha maamul Koonfur Galbeed. 10-june, waa maalinta doorashada loo madlan yahay, sida jadwalka doorashada lagu shaaciyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564067\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931-197x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"197\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931-197x300.jpeg 197w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931-673x1024.jpeg 673w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931-768x1169.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931-1009x1536.jpeg 1009w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931-860x1309.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/06\/IMG_1931.jpeg 1051w\" sizes=\"auto, (max-width: 197px) 100vw, 197px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka Koknfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga ayaa labada ilaa saddexda Juun ee bishan u asteeyay qabashada Araajida musharaxiinta guddoomiyaha iyo ku-xigeennada iyo shaacinta liiska musharaxiinta Guddoonka Golaha wakiilada. 4-ta June, waxaa khudbadaha jeedin doona musharaxiinta guddoonka Golaha wakiilada, isla maalintaas waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":512383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564069,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564066\/revisions\/564069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}