{"id":564016,"date":"2026-05-31T16:32:05","date_gmt":"2026-05-31T13:32:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564016"},"modified":"2026-05-31T16:32:05","modified_gmt":"2026-05-31T13:32:05","slug":"wargelin-diiwaan-gelinta-xog-dhowrayaasha-iyo-xog-adeegsadayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wargelin-diiwaan-gelinta-xog-dhowrayaasha-iyo-xog-adeegsadayaasha\/","title":{"rendered":"WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA"},"content":{"rendered":"<p>WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO<br \/>\nXOG-ADEEGSADAYAASHA<\/p>\n<p>Iyadoo la tixraacayo Qodobka 32-aad ee Sharciga Dhowrista Xogta (Sharci Lr. 005 ee 2023), Hay\u2019adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed waxay ogeysiinaysaa dhammaan Xog-dhowrayaasha (Data Controllers) iyo Xog-adeegsadayaasha (Data Processors) ee ka hawlgala Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in la bilaabay<br \/>\ndiiwaangelinta hay\u2019adaha iyo shirkadaha adeegsada xogta<br \/>\nshakhsiga ah, si loo xaqiijiyo ilaalinta xogta muwaadiniinta iyo u hoggaansanaanta sharciga dalka.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay qabaneysaa codsiyada diiwaangelinta, waxayna shahaadada rasmiga ah ee diiwaangelinta siin doontaa hay\u2019adaha iyo shirkadaha buuxiya dhammaan shuruudaha ay Hay\u2019addu dejisay.<\/p>\n<p>Sidaa darteed, dhammaan hay\u2019adaha iyo shirkadaha ku lug leh uruurinta, kaydinta, adeegsiga, gudbinta, ama shaacinta xogta shakhsiga ah, waxaa la farayaa inay u hoggaansamaan waajibaadka<br \/>\ndiiwaangelinta iyo dhowrista xogta ee uu dhigayo Sharciga Dhowrista Xogta.<\/p>\n<p>Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan shuruudaha diiwaan-gelinta, habraaca codsiga, iyo foomamka la xiriira waxaa laga heli karaa mareegta rasmiga ah ee Hay\u2019adda: www.dpa.gov.so,<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaad Hay\u2019adda kala xiriiri kartaa iimaylka registration@dpa.gov.so, ama waxaad si toos ah ugu tegi kartaa xarunta Hay\u2019adda inta lagu<br \/>\njiro saacadaha shaqada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564017\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1912-213x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"213\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1912-213x300.jpeg 213w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1912-726x1024.jpeg 726w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1912-768x1083.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1912-860x1212.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1912.jpeg 908w\" sizes=\"auto, (max-width: 213px) 100vw, 213px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA Iyadoo la tixraacayo Qodobka 32-aad ee Sharciga Dhowrista Xogta (Sharci Lr. 005 ee 2023), Hay\u2019adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed waxay ogeysiinaysaa dhammaan Xog-dhowrayaasha (Data Controllers) iyo Xog-adeegsadayaasha (Data Processors) ee ka hawlgala Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in la bilaabay diiwaangelinta hay\u2019adaha iyo shirkadaha adeegsada xogta shakhsiga ah, si loo xaqiijiyo ilaalinta xogta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":532624,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564016","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564016"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564018,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564016\/revisions\/564018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/532624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}