{"id":564008,"date":"2026-05-31T09:00:18","date_gmt":"2026-05-31T06:00:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=564008"},"modified":"2026-05-31T09:00:18","modified_gmt":"2026-05-31T06:00:18","slug":"jadwalka-imtixaanka-fasalka-8aad-ee-sanad-dugsiyeedka-2025-2026-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jadwalka-imtixaanka-fasalka-8aad-ee-sanad-dugsiyeedka-2025-2026-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Jadwalka imtixaanka\u00a0 fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025\/2026 oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025\/2026, kaas oo ay u fariisan doonaan kumannaan arday oo wax ka barta dugsiyada kala duwan ee gobolka.<\/p>\n<p>Maamulka waxbarashada ayaa sheegay in dhammaan diyaar-garowgii lagama maarmaanka ahaa la dhammaystiray, iyadoo la xoojiyay habraacyada lagu sugayo hufnaanta, cadaaladda iyo tayada imtixaanaadka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la faray maamulayaasha dugsiyada, macallimiinta iyo waalidiinta inay ka qeyb qaataan dhiirrigelinta ardayda si ay ugu diyaar garoobaan imtixaannada si wanaagsan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-564009\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_4100-300x212.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"212\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_4100-300x212.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_4100-768x543.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_4100-860x608.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_4100.jpeg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025\/2026, kaas oo ay u fariisan doonaan kumannaan arday oo wax ka barta dugsiyada kala duwan ee gobolka. Maamulka waxbarashada ayaa sheegay in dhammaan diyaar-garowgii lagama maarmaanka ahaa la dhammaystiray, iyadoo la xoojiyay habraacyada lagu sugayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":564010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-564008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=564008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":564011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/564008\/revisions\/564011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/564010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=564008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=564008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=564008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}