{"id":563936,"date":"2026-05-30T11:20:36","date_gmt":"2026-05-30T08:20:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563936"},"modified":"2026-05-30T11:21:40","modified_gmt":"2026-05-30T08:21:40","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-saddexdii-xubnood-ee-ka-dhimanaa-golaha-wakiillada-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-saddexdii-xubnood-ee-ka-dhimanaa-golaha-wakiillada-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Saddexdii Xubnood ee Ka Dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay in xubnahan lagu doortay hannaan waafaqsan shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka, iyadoo dhameystirka kuraastan uu qeyb ka yahay dadaallada lagu soo gabagabeynayo dhismaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Shaacinta xubnahan ayaa dhameystireysa tirada xubnaha Golaha Wakiillada, taasoo gogol xaar u noqoneysa tallaabooyinka xiga ee la xiriira howlaha dowlad-dhiska iyo maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-563937 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764.jpg\" alt=\"\" width=\"1261\" height=\"1745\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764.jpg 1261w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764-217x300.jpg 217w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764-740x1024.jpg 740w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764-768x1063.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764-1110x1536.jpg 1110w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1780128301764-860x1190.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1261px) 100vw, 1261px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa sheegay in xubnahan lagu doortay hannaan waafaqsan shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka, iyadoo dhameystirka kuraastan uu qeyb ka yahay dadaallada lagu soo gabagabeynayo dhismaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed. Shaacinta xubnahan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":563939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563936","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563936"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563938,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563936\/revisions\/563938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}