{"id":563881,"date":"2026-05-29T16:31:07","date_gmt":"2026-05-29T13:31:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563881"},"modified":"2026-05-29T16:32:00","modified_gmt":"2026-05-29T13:32:00","slug":"raiisul-wasaare-xamza-waxaa-jira-dowlado-doonaya-in-ay-dalkeenna-kala-gooyaan-iyaga-oo-aan-dooneyn-soomaali-mideysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamza-waxaa-jira-dowlado-doonaya-in-ay-dalkeenna-kala-gooyaan-iyaga-oo-aan-dooneyn-soomaali-mideysan\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamza: &#8220;Waxaa jira dowlado doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in ay jiraan dowlada doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan, iyaga oo aan dooneyn Soomaali mideysan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa jira dowladu doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan, iyaga oo aan dooneyn Soomaali mideysan&#8221; ayuu yiri mudane Xamsa.<\/p>\n<p>Ra\u2019aysuwasaaraha oo goob fagaara ah kula hadlayay boqolaal shacab ah ayaa intaa ku daray in qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay u nugulyihiin faragelinta shisheeyaha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa intaa ku daray in siyaasiinta qaar ay gacansaar dhow la leeyihiin dowladaha doonaya in dalka la kala jarjaro, laguna beero calooshood u shaqeystayaal, si loogu duulo waddamo kale oo muslimiin ah laguna burburiyo.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa Cabdi ayaa carrabka ku dhuftay in siyaasiyiinta xiriirka la leh dowladaha cadowga ku ah Soomaaliya ay ku shaqeeyaan aragtiyo ay ka dambeysa Isra\u2019il, taas oo lagu doonayo in Qudus loogu xalaaleeyo Yuhuudda, laguna ihaaneysto walaaladeen reer Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in ay jiraan dowlada doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan, iyaga oo aan dooneyn Soomaali mideysan. &#8220;Waxaa jira dowladu doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan, iyaga oo aan dooneyn Soomaali mideysan&#8221; ayuu yiri mudane Xamsa. Ra\u2019aysuwasaaraha oo goob fagaara ah kula hadlayay boqolaal shacab ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":563882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563881","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563881"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563885,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563881\/revisions\/563885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}