{"id":563852,"date":"2026-05-28T13:58:06","date_gmt":"2026-05-28T10:58:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563852"},"modified":"2026-05-28T13:58:13","modified_gmt":"2026-05-28T10:58:13","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-midnimada-iyo-wadajirka-shacabka-waa-tiirka-dib-u-dhiska-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-midnimada-iyo-wadajirka-shacabka-waa-tiirka-dib-u-dhiska-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib u dhiska dalka, xilli uu boqolaal shacabka ka mid ah kula tukaday salaadda Ciidda Carafo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay marayso marxalad taariikhi ah oo dib u dhiska dowladnimada ah, taas oo uu xusay in hoggaankeeda iyo jihadeeda ay garwadeen ka yihiin shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxa uu carrabka ku dhuftay muhiimadda ay leedahay xoojinta wadajirka bulshada, iskaashiga iyo is-garab istaagga, si loo xaqiijiyo Soomaaliya nabad ah oo dib ugu istaagta cagaheeda.<\/p>\n<p>Hadalkan Madaxweynaha ayaa muujinaya in dowladda Federaalka ay mudnaan gaar ah siinayso mideynta bulshada iyo dardargelinta geeddi-socodka dowlad dhiska, iyadoo shacabka loogu baaqay inay door muuqda ka qaataan horumarka iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib u dhiska dalka, xilli uu boqolaal shacabka ka mid ah kula tukaday salaadda Ciidda Carafo magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay marayso marxalad taariikhi ah oo dib u dhiska dowladnimada ah, taas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":563853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563852","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563854,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563852\/revisions\/563854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}