{"id":563375,"date":"2026-05-20T13:26:13","date_gmt":"2026-05-20T10:26:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563375"},"modified":"2026-05-20T13:26:13","modified_gmt":"2026-05-20T10:26:13","slug":"raiisal-wasaare-xamsa-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-cusub-ee-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-xamsa-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-cusub-ee-jabuuti\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maajo 20, 2026:- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, kaas oo dhawaan warqadaha aqoonsiga danjirenimo uu ka guddoomay Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Danjiraha cusub ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha u gudbiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, isaga oo xusay in uu sii adkeeyn doono xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, kaas oo ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa ugu hambalyeeyay Danjiraha cusub xilka loo soo igmaday, isaga oo u rajeeyay guul iyo in uu sii xoojiyo xiriirka labada dal. Waxa uu sidoo kale hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay adkeynta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa safiirka la wadaagay hambalyo uu u dirayo Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee Jabuuti Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, isaga oo u rajeeyay guul iyo in uu Eebbe u fududeeyo shaqada culus ee markale loo igmaday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maajo 20, 2026:- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle, kaas oo dhawaan warqadaha aqoonsiga danjirenimo uu ka guddoomay Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Danjiraha cusub ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha u gudbiyay salaan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":563376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563375","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563377,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563375\/revisions\/563377"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}