{"id":563372,"date":"2026-05-20T13:23:03","date_gmt":"2026-05-20T10:23:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563372"},"modified":"2026-05-20T13:23:03","modified_gmt":"2026-05-20T10:23:03","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-shaacisay-xiliga-la-qabanayo-imtixaanka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-shaacisay-xiliga-la-qabanayo-imtixaanka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xiliga la qabanayo Imtixaanka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Imtixaanka Qaranka ee sannadkan la qaban doono inta u dhaxeysa 20-ka illaa 25-ka Juun 2026.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa warkan la wadaagtay ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo guud ahaan bahda waxbarashada dalka, iyadoo ugu baaqday in loo diyaar garoobo imtixaanka si habsami leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaradda Waxbarashada ayaa xustay in ay waddo dadaallo lagu xaqiijinayo jawi waxbarasho iyo hannaan imtixaan oo hufan, si ardaydu ugu galaan imtixaanka si nabdoon oo nidaamsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Imtixaanka Qaranka ee sannadkan la qaban doono inta u dhaxeysa 20-ka illaa 25-ka Juun 2026. Wasaaradda ayaa warkan la wadaagtay ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo guud ahaan bahda waxbarashada dalka, iyadoo ugu baaqday in loo diyaar garoobo imtixaanka si habsami leh. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":563373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563372","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563374,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563372\/revisions\/563374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}