{"id":563250,"date":"2026-05-18T13:25:00","date_gmt":"2026-05-18T10:25:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563250"},"modified":"2026-05-18T13:31:16","modified_gmt":"2026-05-18T10:31:16","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-daahfuray-olole-qalliimo-wadnaha-ah-oo-loo-sameynayo-11-carruur-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-daahfuray-olole-qalliimo-wadnaha-ah-oo-loo-sameynayo-11-carruur-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Olole Qalliimo Wadnaha Ah Oo Loo Sameynayo 11 Carruur Ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur ah oo la ildaran xanuunnada wadnaha.<\/p>\n<p>Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ololahan caafimaad ay ka faa\u2019iideysan doonaan 11 carruur ah oo u baahan qalliimo wadne, iyadoo kharashaadka ku baxaya uu bixinayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta daahfurnay olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur ah,\u201d ayuu yiri Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xoghayaha Gobolka Banaadir Bilan Bile Maxamuud ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu kafaala-qaaday daaweynta carruurtan maraya qalliinnada wadnaha.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kafaala-qaaday daaweynta 11-kan carruurta ah ee maraya qalliinnada wadnaha,\u201d ayay tiri Xoghayaha Gobolka Banaadir Bilan Bile Maxamuud.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_260518_132442_659.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur ah oo la ildaran xanuunnada wadnaha. Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Axmed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ololahan caafimaad ay ka faa\u2019iideysan doonaan 11 carruur ah oo u baahan qalliimo wadne, iyadoo kharashaadka ku baxaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":563251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563250","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563250"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563255,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563250\/revisions\/563255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}