{"id":563234,"date":"2026-05-18T08:33:04","date_gmt":"2026-05-18T05:33:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563234"},"modified":"2026-05-18T08:35:35","modified_gmt":"2026-05-18T05:35:35","slug":"taliye-ku-xigeenka-ciidanka-dhulka-xds-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-xeryaha-ciidamada-ee-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliye-ku-xigeenka-ciidanka-dhulka-xds-oo-kormeer-shaqo-ku-tagay-xeryaha-ciidamada-ee-baydhabo\/","title":{"rendered":"Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xeryaha Ciidamada ee Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro, ayaa kormeer shaqo ku tagay xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Baydhabo, xarunta ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kormeerka Taliyaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliye Ku-xigeenka Qeybta 60-aad ee Ciidanka XDS, Korneyl Feysal, iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada.<br \/>\nIntii uu ku sugnaa xeryaha ciidamada, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro ayaa u kuurgalay xaaladda ciidamada, howlaha ay qaranka u hayaan iyo heerka u diyaargarowgooda difaaca dalka.<br \/>\nTaliyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay inay laba jibbaaraan waajibaadka ka saaran difaaca dalka iyo ilaalinta shacabka Soomaaliyeed, isaga oo xusay muhiimadda feejignaanta iyo adkeynta amniga guud ee deegaannada ay joogaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu bogaadiyay dadaalka iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku aaddan sugidda amniga iyo la dagaallanka kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n<p>Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro ayaa maalmahan howlo shaqo u joogay gobolka Bay, halkaasi oo uu kulamo iyo kormeerro kala duwan kula yeeshay saraakiisha iyo cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-563235 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081997046.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081997046.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081997046-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081997046-768x1024.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-563236 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081993750.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081993750.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081993750-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081993750-768x1024.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-563237 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081991353.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081991353.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081991353-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1779081991353-768x1024.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro, ayaa kormeer shaqo ku tagay xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Baydhabo, xarunta ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kormeerka Taliyaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliye Ku-xigeenka Qeybta 60-aad ee Ciidanka XDS, Korneyl Feysal, iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada. Intii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":563238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563234","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563234"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563244,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563234\/revisions\/563244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}