{"id":563060,"date":"2026-05-17T09:06:22","date_gmt":"2026-05-17T06:06:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=563060"},"modified":"2026-05-17T09:06:22","modified_gmt":"2026-05-17T06:06:22","slug":"wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-islaamka-oo-kormeeray-goobaha-la-dejiyay-xujeyda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqaafta-iyo-arrimaha-islaamka-oo-kormeeray-goobaha-la-dejiyay-xujeyda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah hoteellada ay magaalada Madiina ka degan yihiin xujeyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay masuuliyiinta xafiiska arrimaha xajka ee magaalada Madiina, isagoo sidoo kale la kulmay xujeyda Soomaaliyeed si uu uga xog wareysto adeegyada la siiyay iyo cabashooyinka ay qabaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka,Sheekh Mukhtaar Rooboow ayaa madaxda xafiiska xajka ku adkeeyay in si hufan oo wanaagsan loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed, isla markaana la xaqiijiyo daryeelka iyo adeegyada ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Magaalada Madiina waxaa sanadkan gaaray in ka badan 11,500 oo xujey Soomaaliyeed ah kuwaas oo gudanaya waajibaadka xajka. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa sanadihii u dambeeyay dadaal xooggan ku bixineysay horumarinta adeegyada iyo daryeelka loo fidinayo xujeyda Soomaaliyeed ee ka kala imaanaya daafaha caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah hoteellada ay magaalada Madiina ka degan yihiin xujeyda Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay masuuliyiinta xafiiska arrimaha xajka ee magaalada Madiina, isagoo sidoo kale la kulmay xujeyda Soomaaliyeed si uu uga xog wareysto adeegyada la siiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":563061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-563060","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=563060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":563062,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/563060\/revisions\/563062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/563061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=563060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=563060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=563060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}