{"id":562968,"date":"2026-05-15T19:21:39","date_gmt":"2026-05-15T16:21:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562968"},"modified":"2026-05-15T19:21:39","modified_gmt":"2026-05-15T16:21:39","slug":"dowladda-federaalka-soomaaliya-oo-caddeysay-in-dalka-ay-ka-dhacayso-doorasho-qof-iyo-cod-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-federaalka-soomaaliya-oo-caddeysay-in-dalka-ay-ka-dhacayso-doorasho-qof-iyo-cod-ah\/","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-SONNA- Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u siineysa in ay helaan xaqooda dastuuriga ah, Dawladdu waxa ay cadaynaysaa in Dalku uu galay xilligii loo guuri lahaa nidaam dimuquraaddi ah oo ka hana qaada dalka kuna dhisan mabda\u2019a Qof iyo Cod.<\/p>\n<p>Waxaa dedaaladaas bar-bar socday wada xaajoodyo joogto ah oo ay Dowladdu la yeelanaysay daneeyayaasha arrimaha Doorashooyinka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed si loo dhagaysto talooyinkooda.<\/p>\n<p>Sadexdii Maalmood ee lasoo dhaafay, Dawladdu waxa ay wadahdallo la yeelatay qaar ka mid ah Xubnaha Mucaaradka ah kuwaas oo miiiska keenay aragtiyo ka hor imaanaya xuquuqda aas-aasiga ah ee Muwaadinka uu u leeyahay in uu wax doorto lana doorto.<\/p>\n<p>Sidaas darteed, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay la wadaagaysaa Shacabka Soomaaliyeed in dalka ay ka qabsoomi doonto doorasho qof iyo cod ah, xor iyo xalaal ah, hufan, isla markaana waafaqsan Dastuurka, shuruucda dalka iyo Barnaamijka Siyaasadeed ee Dowladdu balanqaaday.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya, sidii horayba ugu wadday, waxay mar kale adkeyneysaa in albaabka wada-xaajoodka iyo wadatashigu uu weli furan yahay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-562969 alignleft\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778861744737-724x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778861744737-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778861744737-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/FB_IMG_1778861744737.jpg 764w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-SONNA- Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod ah oo muwaadiniinta fursad u siineysa in ay helaan xaqooda dastuuriga ah, Dawladdu waxa ay cadaynaysaa in Dalku uu galay xilligii loo guuri lahaa nidaam dimuquraaddi ah oo ka hana qaada dalka kuna dhisan mabda\u2019a [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":560736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562968","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562970,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562968\/revisions\/562970"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}