{"id":562949,"date":"2026-05-15T14:01:30","date_gmt":"2026-05-15T11:01:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562949"},"modified":"2026-05-15T15:03:05","modified_gmt":"2026-05-15T12:03:05","slug":"soomaaliya-dowladda-ruushka-kala-wareegtay-shixnad-gargaar-raashin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-dowladda-ruushka-kala-wareegtay-shixnad-gargaar-raashin-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo dowladda Ruushka kala wareegtay shixnad gargaar raashin ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifitaah Qaasim Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gargaar raashin ah kala wareegay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Mikhail Golovanov, oo booqasho shaqo ku jooga dalka.<\/p>\n<p>Gargaarkan oo dhan 25 tan ayaa Dowladda Ruushka ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed si wax looga qabto xaaladaha bini\u2019aadannimo ee ka jira dalka, iyadoo lagu wareejiyay Hay\u2019adda SoDMA oo hormuud ka ah gurmadka iyo maareynta musiibooyinka qaranka.<\/p>\n<p>Dhankiisa Safiir Mikhail Golovanov ayaa sheegay in Dowladda Ruushka ay sii wadi doonto taageerada ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada ay jiraan duruufaha bini\u2019aadannimo iyo baahiyaha degdegga ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa bogaadiyay gargaarka la soo gaarsiiyay shacabka Soomaaliyeed, isagoo uga mahadceliyay Dowladda Ruushka taageerada joogtada ah iyo doorka ay ka qaadaneyso arrimaha bini\u2019aadannimada iyo gurmadka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifitaah Qaasim Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gargaar raashin ah kala wareegay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Mikhail Golovanov, oo booqasho shaqo ku jooga dalka. Gargaarkan oo dhan 25 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":562950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562949","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562949"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562965,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562949\/revisions\/562965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}