{"id":562742,"date":"2026-05-12T15:36:56","date_gmt":"2026-05-12T12:36:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562742"},"modified":"2026-05-12T15:36:56","modified_gmt":"2026-05-12T12:36:56","slug":"guddoomiye-dr-maryan-qasim-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-uk-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-dr-maryan-qasim-oo-kulan-la-yeelatay-safiirka-uk-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Talaado, 12 Maajo 2026: \u2014 Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles King oo ay ka wada hadleen mudnaanta arrimaha xuquuqda aadanaha, horumarinta hay\u2019adda, iyo taageerada marxaladda dhismaha ee Guddiga.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada isla-xisaabtanka, ilaalinta qeybaha bulshada Soomaaliyeed ee nugul, xorriyadda hadalka iyo aragtida, iyo taageeridda dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka si loo dhawro, loona horumariyo xuquuqda aadanaha si waafaqsan Mabaadii\u2019da Caalamiga ee Paris.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dr Maryam Qasim ayaa soo dhaweysay wadashaqeynta iyo doorka UK ee ku aaddan xoojinta arrimaha xuquuqda aadanaha Soomaaliya, oo ay ku jirto taageerada lagu adkeynayo sarreynta sharciga, isla-xisaabtanka, iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-562743\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w2-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w2-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w2-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w2-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w2-860x645.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w2.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-562744\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/w1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Talaado, 12 Maajo 2026: \u2014 Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles King oo ay ka wada hadleen mudnaanta arrimaha xuquuqda aadanaha, horumarinta hay\u2019adda, iyo taageerada marxaladda dhismaha ee Guddiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada isla-xisaabtanka, ilaalinta qeybaha bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":562744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562742","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562745,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562742\/revisions\/562745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}