{"id":562687,"date":"2026-05-11T22:27:59","date_gmt":"2026-05-11T19:27:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562687"},"modified":"2026-05-11T22:27:59","modified_gmt":"2026-05-11T19:27:59","slug":"tirinta-cododka-doorashooyinka-k-galbeed-oo-la-soo-geba-gebeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tirinta-cododka-doorashooyinka-k-galbeed-oo-la-soo-geba-gebeeyay\/","title":{"rendered":"Tirinta cododka Doorashooyinka K\/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyika Qaranka ayaa ka faah-faahiyay warbixintii uga dambeysay ee tirinta codadkii doorashadii qof iyo codka ahayd ee xubnaha Golaha deegaanka iyo Golaha Wakiiladda maamulka Koonfur Galbeed ka qabsoontey 13-ka degmo ee maamulkaas.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan ayaa shacabka Soomaaliyeed, Ururada siyaasadda, warbaahinta iyo dhammaan daneeyeyaasha Doorashooyinka la wadaagay in geeddi socodka tirinta , gudbinta iyo hubinta natiijada Doorashada isku sidkan ee Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed uu si habsami leh u socdo, iyadoo dhammaan howlahaas loo fulinayo sida waafaqsan sharciga Doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p>&#8221; Guddigu wuxuu xaqiijinayaa in si waafaqsan qodobka 61-aad ee sharciga Doorashooyinka Qaranka in si rasmi loo soo geba-gebeeyay tirinta cododka goobaha codbixinta xalay, sidoo kale, xalay waxaa si biuxda loo soo geba-gebeeyay howlaha ku xusan qodobka 21-aad ee la xiriira sharciga ee soo xirista iyo soo geba-gebeynta tirinta goobaha codbixinta oo shacabka Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed codkooda ka dhiibtaan.&#8221;.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha ayaa xaqiijiyay in la soo gudbiyay dhammaan goobaha cobixinta, islamarkaana guddiga waajibaadkooda sharciga ka gudanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyika Qaranka ayaa ka faah-faahiyay warbixintii uga dambeysay ee tirinta codadkii doorashadii qof iyo codka ahayd ee xubnaha Golaha deegaanka iyo Golaha Wakiiladda maamulka Koonfur Galbeed ka qabsoontey 13-ka degmo ee maamulkaas. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan ayaa shacabka Soomaaliyeed, Ururada siyaasadda, warbaahinta iyo dhammaan daneeyeyaasha Doorashooyinka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":562694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562687","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562695,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562687\/revisions\/562695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}