{"id":562641,"date":"2026-05-10T22:10:51","date_gmt":"2026-05-10T19:10:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562641"},"modified":"2026-05-10T22:10:51","modified_gmt":"2026-05-10T19:10:51","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-ka-warbixiyay-doorashooyinka-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-ka-warbixiyay-doorashooyinka-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka warbixiyay Doorashooyinka K\/Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa Faahfaahin ka bixiyay doorsahada maanta ka dhacday deegaanada kala duwan ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdikariim ayaa caddeeyay in shacabka 13-degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed ay saakay aroortii u dareereen in ay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka tooska ah.<\/p>\n<p>&#8221; Walaalayaal maanta oo bishu May tahay 10 2026, maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka dhacay Doorashooyinkii isa-saarnaa oo waqti badan la sugayay, saakay marka ay noo ahayd 12-ka subaxnimo goobaha Doorashada furmeyn, waxayna xirmeyn 6-da maqribnimo, codeynta waa soo idlaadeen marka hal goob laga reebo, waxaanna socota tirinta cododka, waa Alle mahaddiis saddex gobol oo maamulka Koonfur Galbeed ka kooban yahay ( Shabeellaha hoose, Baay &amp; Bakool), in ay maanta ka dhacday Doorasho isa-saaran oo golaha wakiillada ah, 60-sanno ku dhowaad kama dhicin doorasho noocaan oo kale,&#8221;.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha,ayaa sheegay in shacabka iyaga oo cidna ka cabsaneyn safaf dhaadheer u galeen codeynta Doorashada, xitaa waxaa qeyb ka ahaa dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo u adkeysanayay cadceedda si ay u doortaan mas&#8217;uuliyiintooda.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha amniga ayuu ku bogaadiyay sida hufan ee ay u sugeen amniga goobaha doorashooyinka ka dhacayeen iyo dadka ka qeyb galayay, wuxuunna ku tilmaamay geesiyaal u taagan difaaca dalka iyo dadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xassan ayaa hoosta ka xariiqay in doorashada Koonfur Galbeed ka dib, u jiheysanayaan maamullada Hirshabeelle, Galmudug iyo Jubbaland, halkaas oo ay ka qabanayaan Doorashooyinka qof iyo codka ah ee ujeedkeedu yahay in shacabka tallada loo dhoweeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa Faahfaahin ka bixiyay doorsahada maanta ka dhacday deegaanada kala duwan ee Koonfur Galbeed. Guddoomiye Cabdikariim ayaa caddeeyay in shacabka 13-degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed ay saakay aroortii u dareereen in ay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka tooska ah. &#8221; Walaalayaal maanta oo bishu May tahay 10 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":562642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562641","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562643,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562641\/revisions\/562643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}