{"id":562456,"date":"2026-05-09T22:46:32","date_gmt":"2026-05-09T19:46:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562456"},"modified":"2026-05-09T22:47:37","modified_gmt":"2026-05-09T19:47:37","slug":"macallin-mahdi-shacabka-muqdiaho-waxaan-leeyahay-guryihiina-jooga-kuwa-buuqa-wada-bannaanbax-uma-socdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/macallin-mahdi-shacabka-muqdiaho-waxaan-leeyahay-guryihiina-jooga-kuwa-buuqa-wada-bannaanbax-uma-socdaan\/","title":{"rendered":"Macallin Mahdi&#8221; Shacabka Muqdiaho waxaan leeyahay guryihiina jooga, kuwa buuqa wada bannaanbax uma socdaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Kulan lagu taageeray amniga caasimadda iyo dowlad-dhiska ayaa galabta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa sugidda amniga caasimadda iyo in laga hortago dadka falalka amni-daro wada.<\/p>\n<p>Taliyaha qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Korneyl Macallin Mahdi Cumar ayaa shacabka magaalada Muqdisho ugu baaqay in ay guryahooda joogaan, islamarkaana qeyb ka noqon kuwa buuqa abuuraya.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Muqdisho waxaan leeyahay guryihiina jooga, kuwa buuqa abuuraya banaanbax uma socdaan ee waxay kicinayaan fowdo, kamana yeeli doono.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan lagu taageeray amniga caasimadda iyo dowlad-dhiska ayaa galabta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa sugidda amniga caasimadda iyo in laga hortago dadka falalka amni-daro wada. Taliyaha qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Korneyl Macallin Mahdi Cumar ayaa shacabka magaalada Muqdisho ugu baaqay in ay guryahooda joogaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":562457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562456","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562456"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562459,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562456\/revisions\/562459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}