{"id":562453,"date":"2026-05-09T22:18:47","date_gmt":"2026-05-09T19:18:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562453"},"modified":"2026-05-09T22:18:47","modified_gmt":"2026-05-09T19:18:47","slug":"maxaad-ka-taqaan-weriyaasha-warbaahinta-qaranka-ee-ka-soo-waramaya-dooraahada-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxaad-ka-taqaan-weriyaasha-warbaahinta-qaranka-ee-ka-soo-waramaya-dooraahada-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan Weriyaasha warbaahinta qaranka ee ka soo waramaya Dooraahada K\/Galbeed?"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Waa 18 kamid ah Weriyaasha Warbaahinta Qaranka ee berri doorashooyinka Koonfur Galbeed ka soo waramaya, waxay kala joogaan 13 degmo oo berri looga dareerayo doorasho qof iyo cod ah oo dadweynaha reer Koonfur Galbeed ay ku soo dooranayaan wakiilladooda heer degmo iyo heer dowlad goboleed.<\/p>\n<p>Warbaahinta Qaranka ayaa si weyn ugu diyaar-garowday soo tebinta doorashada Koonfur Galbeed oo ah mid taariikhi ah, lana qorsheynayo in dalka oo dhan ay ka dhacdo toddobaadyada iyo bilaha soo socda \u2014 Lasoco berri tebinnadeena tooska ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-562454\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1415-300x169.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1415-300x169.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1415-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1415-768x432.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1415-860x484.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/05\/IMG_1415.jpeg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Waa 18 kamid ah Weriyaasha Warbaahinta Qaranka ee berri doorashooyinka Koonfur Galbeed ka soo waramaya, waxay kala joogaan 13 degmo oo berri looga dareerayo doorasho qof iyo cod ah oo dadweynaha reer Koonfur Galbeed ay ku soo dooranayaan wakiilladooda heer degmo iyo heer dowlad goboleed. Warbaahinta Qaranka ayaa si weyn ugu diyaar-garowday soo tebinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":562454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562453","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562455,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562453\/revisions\/562455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}