{"id":562286,"date":"2026-05-07T15:52:40","date_gmt":"2026-05-07T12:52:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562286"},"modified":"2026-05-07T15:52:40","modified_gmt":"2026-05-07T12:52:40","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-soo-saaray-ammar-lagu-joojinayo-howlaha-fulinta-dhulka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-soo-saaray-ammar-lagu-joojinayo-howlaha-fulinta-dhulka\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray ammar lagu joojinayo howlaha fulinta dhulka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu hakiyay bannaynta dhulalka danta guud ee Gobolka, taas oo ay ka timid cabasho dadweyne.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Dr; Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) joojiyay howlaha dhul bannaynta ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mudane Muungaab oo fulinaya ammarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana tixgelinaya cabashada dadweynaha ee ka timid dedaallada dib u habaynta dhulalka caasimadda ayaa soo saaray go\u2019aannada soo socda<\/p>\n<p>1-Waxaa si kumeel gaar ah loo hakiyay howlaha fulinta bannaynta iyo jidad furista dhulalka ee hadda socda, iyadoo taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir la farayo in ay si dhaqso ah u dhaqan geliyaan qodobkan.<\/p>\n<p>2-Waxaa la magacaabay guddi ka kooban khuburo arrimaha dhulalka dowladda hoose ,sharci yaqaanno, culimaa\u2019udiin iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka ah, kuwaasi oo loo xil saaray in ay waraystaan oo hubin iyo u kuurgelin qoto dheer ku sameeyaan dadka cabanaya iyo Decumentiyada ay wataan, waxayna guddida warbixin dhammaystiran usoo gudbinayaan Duqa magaalada si go\u2019aanno maamul loogu soo saaro xal u helidda cabashada.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1-Dr; Xasan Maxamed Cumar-Guddoomiyaha guddiga<\/p>\n<p>2-Dr;Cabdi Shakuur Ibraahim Cabdi-Xubin<\/p>\n<p>3-Eng: Maxamed Xasan Cumar -Xubin<\/p>\n<p>4-Eng:Cumar Cali Geeddi- Xubin<\/p>\n<p>5-Sheekh Yuusuf Duur-xule -Xubin<\/p>\n<p>6-Sheekh Aadan Macallin Abuukar (Suufi yare)-Xubin<\/p>\n<p>7-Maxamuud Cabdulbaari Sheekh Ibraahim-Xubin<\/p>\n<p>8-Drs-Faadumo Maxamed Cali -Xubin<\/p>\n<p>9-Maxamed Cabdullaahi Abuubakar-Xog-haynta guddiga<\/p>\n<p>3-Dhanka kale, Dowladda hoose ee Xamar oo kaashanaysa Wasaaradda howlaha guud,dib u dhiska iyo guriyeynta XFS waxay u howlgeli doonaan in dhul lasiiyo, loo dhiso, isla markaana dib u dejin loogu sameeyo dadka soo barakacay iyo kuwa ay saamaynta ku reebeen qorshayaasha dib u habaynta dhulka danta guud ee ka socda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa gabagabadii lagu yiri, dowladda hoose ee Xamar oo ka duuleysa aragtida hoggaamineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxay mar walba u heellan tahay ka jawaabista cabashada dadweynaha, iyadoo dhanka kalana mudnaan gaar ah la siinayo dib u dhiska iyo soo horumarinta caasimadda oo maanta maraysa heer soo kabasho ah oo aad u sarraysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu hakiyay bannaynta dhulalka danta guud ee Gobolka, taas oo ay ka timid cabasho dadweyne. War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Dr; Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) joojiyay howlaha dhul bannaynta ee magaalada Muqdisho. Mudane Muungaab oo fulinaya ammarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":562288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[],"tags":[],"class_list":["post-562286","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562286"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562289,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562286\/revisions\/562289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}