{"id":562186,"date":"2026-05-06T13:01:06","date_gmt":"2026-05-06T10:01:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562186"},"modified":"2026-05-06T13:01:06","modified_gmt":"2026-05-06T10:01:06","slug":"raiisal-wasaare-xamsa-oo-magaacabay-wasiirka-cusub-ee-warfaafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-xamsa-oo-magaacabay-wasiirka-cusub-ee-warfaafinta\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaasna tixgaliyay talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda , arkayna hawlaha baaxadda leh ee horyaala xukuumadda ayuu soo saaray magacaabistan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay xil gudasho hufan iyo dadaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaasna tixgaliyay talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda , arkayna hawlaha baaxadda leh ee horyaala xukuumadda ayuu soo saaray magacaabistan. &nbsp; Wuxuu Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska. &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":562187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562188,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562186\/revisions\/562188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}