{"id":562152,"date":"2026-05-05T10:01:18","date_gmt":"2026-05-05T07:01:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562152"},"modified":"2026-05-05T10:01:18","modified_gmt":"2026-05-05T07:01:18","slug":"wasaaradda-arimaha-dibadda-jfs-oo-digniin-ka-soo-saartay-warar-been-abuur-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arimaha-dibadda-jfs-oo-digniin-ka-soo-saartay-warar-been-abuur-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,Soomaaliya,05 May 2026:\u2014 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo eedeymo been abuur ah oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la gaaray go\u2019aan lagu eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaaraddu si adag ayay u beeninaysaa sheegashooyinkan, waxayna ugu baaqaysaa dhammaan hay\u2019adaha warbaahinta iyo isticmaalayaasha baraha bulshada inay muujiyaan saxnaan, xirfadnimo, iyo mas\u2019uuliyad, isla markaana ay ku tiirsanaadaan xogaha rasmiga ah marka ay faafinayaan wararka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay ka digaysaa faafinta warar khaldan oo lagu wiiqayo xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya dalalka Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,Soomaaliya,05 May 2026:\u2014 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo eedeymo been abuur ah oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la gaaray go\u2019aan lagu eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":508107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562152","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562153,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562152\/revisions\/562153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}