{"id":562066,"date":"2026-05-04T13:31:52","date_gmt":"2026-05-04T10:31:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=562066"},"modified":"2026-05-04T13:41:10","modified_gmt":"2026-05-04T10:41:10","slug":"guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-diray-qalabkii-doorashada-qof-iyo-codka-ah-ee-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-diray-qalabkii-doorashada-qof-iyo-codka-ah-ee-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo diray qalabkii doorashada qof iyo codka ah ee Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka diray qalabkii loogu talagalay qabashada doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhici doona deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa sheegay in 10-ka bishan ay ka bilaaban doonto doorashada goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada\u00a0 13 degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta magaalada Muqdisho ka sagootinay qalabkii loogu talagalay 13 degmo oo lagu qabanayo doorashooyinka isku sidkan ee Koonfur Galbeed.\u201dayuu yiri\u00a0Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyha Guddiga Doorashooyinka ayaa tilmaamay in ku dhawaad 400,000 (afar boqol oo kun) oo qof ay iska diiwaangeliyeen deegaannada Koonfur Galbeed, isla markaana ay diyaar u yihiin inay codkooda ku doortaan hoggaankooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka diray qalabkii loogu talagalay qabashada doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhici doona deegaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa sheegay in 10-ka bishan ay ka bilaaban doonto doorashada goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada\u00a0 13 degmo oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":562067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-562066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=562066"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":562070,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/562066\/revisions\/562070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/562067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=562066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=562066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=562066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}