{"id":561945,"date":"2026-05-03T10:28:00","date_gmt":"2026-05-03T07:28:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=561945"},"modified":"2026-05-03T11:50:05","modified_gmt":"2026-05-03T08:50:05","slug":"dowladda-uk-oo-soo-dhaweysay-gogasha-wadatashiga-ee-uu-ku-dhawaaqay-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-uk-oo-soo-dhaweysay-gogasha-wadatashiga-ee-uu-ku-dhawaaqay-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"UNTMIS iyo Safiirka UK oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha JFS"},"content":{"rendered":"<p id=\"tw-target-text\" class=\"tw-data-text tw-text-large JgzqYd RES9jf tw-ta\" dir=\"ltr\" tabindex=\"-1\" role=\"text\" data-placeholder=\"Translation\" aria-label=\"Translated text: Muqdisho, (SONNA) \u2014 Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in la isugu yeero Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay tallaabo waqtigeeda ku habboon oo loo qaaday wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah ee Qaranka. War qoraal ah oo ka soo baxay UNTMIS ayaa lagu sheegay in kulanku uu siinayo fursad muhiim ah oo si wadajir ah loo jaan-gooyo dariiqa loo marayo arrimaha muhiimka ah ee qaranka. Ergadu waxa ay ugu baaqday dhammaan dhinacyada ay khusayso in ay si hufan oo niyad sami ah uga qayb-qaataan, iyaga oo ku nuux-nuuxsaday in danta Soomaalida oo dhan ay tahay in mudnaanta koowaad la siiyo. Sidoo kale, danjiraha UK ee Soomaaliya, Charles King, ayaa bogaadiyay hindisaha, isagoo xusay in wada-hadalku uu weli yahay jidka ugu waxtarka badan ee lagu horumarinayo xasilloonida, wax ka qabashada mudnaanta qaranka, iyo ilaalinta danaha shacabka Soomaaliyeed. UNTMIS iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska labaduba waxay xaqiijiyeen inay diyaar u yihiin, oo ay weheliyaan saaxiibada caalamiga ah, inay taageeraan dadaallada ay Soomaalidu hormuudka ka tahay ee lagu xallinayo arrimaha taagan iyo horumarinta hababka siyaasadeed ee loo dhan yahay.\" data-ved=\"2ahUKEwicrP-U0pyUAxWGTqQEHQLRAD8Q3ewLegQIChAX\"><span class=\"Y2IQFc\" lang=\"so\">Muqdisho, (SONNA) \u2014 <\/span>Xafiiska KMG ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweeyey martiqaadka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay Xubnaha Golaha Mustaqbalka, iyadoo ujeeddadu tahay in si wadajir ah xal loogu helo arrimaha muhiimka ah ee qaranka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan mar kale ku baaqaynaa in dhammaan dhinacyada ay khusayso ay si hufan oo niyad sami leh uga qaybqaataan wada-hadallada, iyagoo danta guud ee dhammaan Soomaalida la siinayo mudnaanta koowaad. UNTMIS waxay diyaar u tahay inay sii waddo taageerada ay siiso dadaallada Soomaaliya ee lagu wajahayo arrimaha taagan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka QM.<\/p>\n<p>Sidoo kale Danjiraha Dowladda Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa si diirran u soo dhaweeyay casuumaadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan qabsoomidda kulanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya (Somali Future Council).<\/p>\n<p>Danjiraha ayaa tilmaamay in xilligan xasaasiga ah ee uu dalku marayo, wadahadalku yahay waddada ugu habboon ee lagu wajahayo mudnaanta qaranka, lagu xoojinayo xasilloonida, isla markaana lagu taageerayo danaha guud ee shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA) \u2014 Xafiiska KMG ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweeyey martiqaadka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay Xubnaha Golaha Mustaqbalka, iyadoo ujeeddadu tahay in si wadajir ah xal loogu helo arrimaha muhiimka ah ee qaranka. \u201cWaxaan mar kale ku baaqaynaa in dhammaan dhinacyada ay khusayso ay si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":561953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-561945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=561945"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":561956,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561945\/revisions\/561956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/561953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=561945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=561945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=561945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}