{"id":561913,"date":"2026-05-02T09:02:21","date_gmt":"2026-05-02T06:02:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=561913"},"modified":"2026-05-02T09:04:00","modified_gmt":"2026-05-02T06:04:00","slug":"safiirka-jfs-ee-sacuudiga-oo-kormeer-ku-tagay-xafiiska-arrimaha-xajka-ee-magaalada-madiina","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-jfs-ee-sacuudiga-oo-kormeer-ku-tagay-xafiiska-arrimaha-xajka-ee-magaalada-madiina\/","title":{"rendered":"Safiirka JFS ee Sacuudiga oo kormeer ku tagay Xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina.<\/p>\n<p>Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa u kuur-galidda habsami u socodka adeegyada loo fidinayo xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Madiina, iyadoo safiirku uu kulamo la qaatay mas\u2019uuliyiinta xafiiska Arrimaha Xajka.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa bogaadiyey dadaallada lagu daryeelayo xujeyda Soomaaliyeed, isaga oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay fududeynta iyo horumarinta adeegyada loo fidiyo muwaadiniinta gudanaya waajibaadka Xajka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad u bogaadinayaa sida wanaagsan ee loogu adeegayo xujeyda Soomaaliyeed, dowladda Soomaaliya na waxaa ka go\u2019an inay u fududeyso dhammaan baahiyaha ay qabaan,\u201d ayuu yiri Safiirka JFS ee dalka Sacuudiga<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxa Xafiiska Arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa uga mahadceliyey safiirka booqashada uu ku yimid xafiiska, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay kormeerka noocan ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qaybtii ugu horreysay ee xujeyda Soomaaliyeed oo ka kala ambabaxday Muqdisho iyo Hargeysa ayaa gaaray magaalada Madiina, halkaas oo ay ka bilaabayaan gudashada acmaasha Xajka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cismaan, ayaa kormeer shaqo ku tagay xafiiska Arrimaha Xajka ee magaalada Madiina. Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa u kuur-galidda habsami u socodka adeegyada loo fidinayo xujeyda Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Madiina, iyadoo safiirku uu kulamo la qaatay mas\u2019uuliyiinta xafiiska Arrimaha Xajka. Safiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":561914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-561913","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=561913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":561915,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561913\/revisions\/561915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/561914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=561913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=561913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=561913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}