{"id":561825,"date":"2026-04-30T09:27:58","date_gmt":"2026-04-30T06:27:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=561825"},"modified":"2026-04-30T09:27:58","modified_gmt":"2026-04-30T06:27:58","slug":"taliyaha-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-maxkamadda-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-maxkamadda-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la kulmay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S\/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo Taliyaha ayaa isla falanqeeyey hawlaha khuseeya labada hay\u2019adood, waxayna xuseen muhiimadda ay u leedahay shaqada Ciidanka Asluubta hay\u2019adaha garsoorka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa ka mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee uu Guddoomiyuhu u sameeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S\/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. &nbsp; Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo Taliyaha ayaa isla falanqeeyey hawlaha khuseeya labada hay\u2019adood, waxayna xuseen muhiimadda ay u leedahay shaqada Ciidanka Asluubta hay\u2019adaha garsoorka. &nbsp; Ugu dambeyn, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":561826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[],"tags":[],"class_list":["post-561825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=561825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":561827,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/561825\/revisions\/561827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/561826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=561825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=561825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=561825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}