{"id":560943,"date":"2026-04-20T10:07:53","date_gmt":"2026-04-20T07:07:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560943"},"modified":"2026-04-20T10:39:38","modified_gmt":"2026-04-20T07:39:38","slug":"warsaxaafadeedguddiga-madaxabannaan-ee-dib-u-eegista-dastuurka-gmdhd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warsaxaafadeedguddiga-madaxabannaan-ee-dib-u-eegista-dastuurka-gmdhd\/","title":{"rendered":"WARSAXAAFADEED:Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar, asagoo tixraacaya waajibaadka dastuuriga ah ee Guddiga ee ku xusan Cutubka 15aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (2026), wuxuu la wadaagayaa hay&#8217;adaha<br \/>\ndawladda iyo shacabka Soomaaliyeed arrimaha soo socda:<\/p>\n<p>(1) Tallaabo maamul kasta, magacaabis kasta iyo dhaar kasta oo ay fulinayso<br \/>\nhay&#8217;ad dawladeed waa in loo raacaa axkaamta ku xusan Dastuurka<br \/>\nJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Tallaabo ama arrin kasta oo kasoo<br \/>\nhorjeeda Dastuurka waxa ay noqonaysaa waxba kama jiraan, waxaana waajib dastuuri ah nogonaysa in la saxo oo laga dhigo mid sharci ah.<\/p>\n<p>(2) Xubnaha Golaha Wasiirrada ee ka midka ah labada gole ee Baarlamaanka<br \/>\nFederaalka Soomaaliya ama Goleyaasha Wakiillada Dawlad Goboleedyada<br \/>\nwaa in ay banneeyaan xilka muddada ku xusan Qodobka 191aad, Faqradda<br \/>\n2-aad si waafaqsan Qodobka 8l-aad, Faqradda laad, xarafka (f iyo Qodobka<br \/>\n117aad, Fagradda 3aad, xarafka (a) ee Dastuurka. Sidoo kale, xilkii danbe<br \/>\noo la magacaabayo waa in loo raacaa habraaca ku xusan Dastuurka<br \/>\nJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>(3) Guddigu wuxuu soo saarayaa khariidad cad oo la xiriiirta kalaguurka iyo dhagangelinta Dastuurka, wuxuu sidoo kale soo saari doona gorshaha<br \/>\nwacyigelinta Dastuurka.<\/p>\n<p>(4) Guddigu wuxuu ku dadaalayaa in muwaaaddin kasta uu helo nuqul ka mid<br \/>\nah Dastuuurka sida ugu sahlanna lagu gaarsiiyo dhammaan muwaadiniinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-560948 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/IMG-20260420-WA0005.jpg\" alt=\"\" width=\"832\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/IMG-20260420-WA0005.jpg 832w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/IMG-20260420-WA0005-231x300.jpg 231w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/IMG-20260420-WA0005-789x1024.jpg 789w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/IMG-20260420-WA0005-768x997.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 832px) 100vw, 832px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar, asagoo tixraacaya waajibaadka dastuuriga ah ee Guddiga ee ku xusan Cutubka 15aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (2026), wuxuu la wadaagayaa hay&#8217;adaha dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed arrimaha soo socda: (1) Tallaabo maamul kasta, magacaabis kasta iyo dhaar kasta oo ay fulinayso hay&#8217;ad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":560945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560943","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560943"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560949,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560943\/revisions\/560949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}