{"id":560870,"date":"2026-04-18T23:16:09","date_gmt":"2026-04-18T20:16:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560870"},"modified":"2026-04-18T23:16:09","modified_gmt":"2026-04-18T20:16:09","slug":"soomaaliya-iyo-dowladaha-xulafada-la-ah-oo-cambaareeyay-tallaabada-israaiil-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-dowladaha-xulafada-la-ah-oo-cambaareeyay-tallaabada-israaiil-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Iyo Dowladaha Xulafada la ah oo Cambaareeyay tallaabada Israa&#8217;iil ee Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Dadka ee Bangaladesh, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Aljeeriya, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dowladda Falastiin, Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Jamhuuriyadda Indonesia, iyo Dowladda Kuwait ayaa si adag waxa ay u cambaareeyeen magacaabista Israa\u2019iil ee wakiil diblomaasiyadeed oo ay u soo dirsanayaan gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ( Somaliland ), taas oo !ah xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirada ayaa si shaki la&#8217;aan markale ugu celiyay diidmadooda tallaabo kasta oo majaxaabineyso wadajirka iyo madax bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Dadka ee Bangaladesh, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Aljeeriya, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dowladda Falastiin, Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Jamhuuriyadda Indonesia, iyo Dowladda Kuwait ayaa si adag waxa ay u cambaareeyeen magacaabista Israa\u2019iil ee wakiil diblomaasiyadeed oo ay u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":560873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560870","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560870"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560874,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560870\/revisions\/560874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}