{"id":560564,"date":"2026-04-15T15:53:07","date_gmt":"2026-04-15T12:53:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560564"},"modified":"2026-04-15T15:53:53","modified_gmt":"2026-04-15T12:53:53","slug":"wasaaradda-gaashaandhigga-oo-faahfaahin-ka-bixisay-howlgallo-lagu-dilay-ku-dhawaad-60-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-gaashaandhigga-oo-faahfaahin-ka-bixisay-howlgallo-lagu-dilay-ku-dhawaad-60-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay ku dhawaad 60 Khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, Daynuunaay ee gobolka Baay, iyo Qumbi ee gobolka Jubbada Hoose.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Howlgalladan oo gaarayay lix duqeyn ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab, iyadoo lagu burburiyay bartilmaameedyo muhiim ah oo ay kooxdaasi ku lahaayeen goobahaas, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay lagu hayay kormeer joogto ah, kadib dhaqdhaqaaqyo laga arkay deegaannadaas.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Duqeymahan ayaa sababay dhimashada 54 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta iyo dhaawaca tiro kale, waxaana sidoo kale si guul leh loo beegsaday keyd sahay, iyada oo si weyn loo wiiqay awooddooda dhinaca sahayda, isku socodka iyo abaabulka weerarro ay ku dhibaateyn lahaayeen shacabka Soomaaliyeed.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Howlgalladan waxay qayb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee lagu burburinayo awoodda hawlgal ee Khawaarijta Al-Shabaab, isla markaana looga hortagayo in ay deegaannadan u adeegsadaan qorsheynta iyo fulinta weerarro ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, Daynuunaay ee gobolka Baay, iyo Qumbi ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalladan oo gaarayay lix duqeyn ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab, iyadoo lagu burburiyay bartilmaameedyo muhiim ah oo ay kooxdaasi ku lahaayeen goobahaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":57,"featured_media":420766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560564","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/57"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560565,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560564\/revisions\/560565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}