{"id":560189,"date":"2026-04-11T22:47:56","date_gmt":"2026-04-11T19:47:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560189"},"modified":"2026-04-12T08:49:23","modified_gmt":"2026-04-12T05:49:23","slug":"adeegyo-dowladeed-oo-muhiim-ah-oo-la-gaarsiiyey-masagawaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/adeegyo-dowladeed-oo-muhiim-ah-oo-la-gaarsiiyey-masagawaa\/","title":{"rendered":"Adeegyo dowladeed oo muhiim ah oo la gaarsiiyey Masagawaa"},"content":{"rendered":"<p>Galcad (SONNA): Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdirisaaq Aaden Warsame (Xusul) ayaa maanta gaaray deegaanka Masagawaa oo ka tirsan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa xariga ka jaray xafiisyada hay&#8217;adda aqoonsiga Qaranka ee NIRA, xarunta guddiga doorashooyinka iyo Isbitalka magaalada oo dib u dhis lagu sameeyey, iyadoo la dhagax dhigay Iskuul hoose dhexe oo halkaasi laga hirgalinayo.<\/p>\n<p>Qaybaha bulshada ayaa si weyn u soo dhoweeyey adeegga dowladeed ee la soo gaarsiiyey, kuwaas oo ay hore u codsadeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Galcad Ismaaciil Sheekh Axmed ayaa ka mahadceliyey adeegyada dowladeed ee maanta la soo gaarsiiyey, isagoo bulshada ku dhiirrigaliyey inay qaataan Kaarka aqoonsiga iyo kaarka codeynta.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Aaden Warsame (Xusul) ayaa isaguna xusay in wafdiga uu hogaaminayo ay Masagawaa u yimaadeen si looga jawaabo baahiyaha aasaasiga ah ee bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galcad (SONNA): Wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Cabdirisaaq Aaden Warsame (Xusul) ayaa maanta gaaray deegaanka Masagawaa oo ka tirsan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa xariga ka jaray xafiisyada hay&#8217;adda aqoonsiga Qaranka ee NIRA, xarunta guddiga doorashooyinka iyo Isbitalka magaalada oo dib u dhis lagu sameeyey, iyadoo la dhagax dhigay Iskuul hoose dhexe oo halkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":560190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560189","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560191,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560189\/revisions\/560191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}