{"id":560184,"date":"2026-04-12T08:42:31","date_gmt":"2026-04-12T05:42:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560184"},"modified":"2026-04-12T08:59:14","modified_gmt":"2026-04-12T05:59:14","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-hambalyo-u-diray-saraakiisha-saraakiil-xigeennada-iyo-dhammaan-cxd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-hambalyo-u-diray-saraakiisha-saraakiil-xigeennada-iyo-dhammaan-cxd\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga, JFS. Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in munaasabaddan ay xambaarsan tahay qiime qaran oo weyn, maadaama ay astaan u tahay taariikhda, halganka iyo doorka ciidanka ee difaaca dalka, ilaalinta madaxbannaanida iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa adkeeyay dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan tayeynta, qalabaynta iyo horumarinta nolosha ciidamada, si ay u gutaan waajibaadkooda qaran si hufan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-560185 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775972519218.jpg\" alt=\"\" width=\"1038\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775972519218.jpg 1038w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775972519218-243x300.jpg 243w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775972519218-830x1024.jpg 830w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775972519218-768x947.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/FB_IMG_1775972519218-860x1061.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1038px) 100vw, 1038px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga, JFS. Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka. Wasiirka ayaa tilmaamay in munaasabaddan ay xambaarsan tahay qiime qaran oo weyn, maadaama ay astaan u tahay taariikhda, halganka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":560192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560184","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560184"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560193,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560184\/revisions\/560193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}