{"id":560026,"date":"2026-04-10T15:51:40","date_gmt":"2026-04-10T12:51:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560026"},"modified":"2026-04-10T16:07:59","modified_gmt":"2026-04-10T13:07:59","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-wasiirka-tamarta-iyo-khayraadka-dabiiciga-ee-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-wasiirka-tamarta-iyo-khayraadka-dabiiciga-ee-turkiga\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WASIIRKA TAMARTA IYO KHAYRAADKA DABIICIGA EE TURKIGA"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.SONNA&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayey Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ee dalkaas Mudane Alparslan Bayraktar.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madaxwaynaha Jamhuuriyadda iyo Wasiirka ayaa kulankooda iskula soo qaaday sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba-geesoodka istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyada oo si gaar ah diiradda loo saaray iskaashiga arrimaha tamarta, khayraadka dabiiciga ah iyo dhaqaalaha buluugga.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in iskaashiga labada dal ee dhanka tamarta uu soo gaaray marxalad taariikhi ah oo shacabka labada dal ay ku faani karaan, isaga oo hoosta ka xarriiqay in soo xirashada markabka Cagri Bay uu baal cusub oo dahabi ah u furay dadaallada ay Dowladda Soomaaliya ugu jirtay sidii sare loogu qaadi lahaa koboca dhaqaalaha dalka, shaqo-abuurka iyo kaa faa\u2019ideysiga khayraadka dabiiciga ee ceegaaga baddaheenna iyo barrigeenna.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dhankiisa, Wasiir Alparslan Bayraktar ayaa ugu mahadceliyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda iyo shacabka Soomaaliyeed soo dhawaynta iyo martisoorka qaayaha leh ee ay u fidiyeen, isaga oo muujiyay in Markabka Cagri Bay iyo billaabashada hawlahiisa qodista ay tusaale u yihiin ka mirodhalinta yoolasha iskaashiga tamarta ee Soomaaliya iyo Turkiga ka dhexeeya.<\/div>\n<div dir=\"auto\">\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-560031 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1504\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2-300x220.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2-1024x752.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2-768x564.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2-1536x1128.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/qaabilay2-860x632.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-560034 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-560035 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2.jpg 1440w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/ok2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1440px) 100vw, 1440px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayey Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ee dalkaas Mudane Alparslan Bayraktar. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda iyo Wasiirka ayaa kulankooda iskula soo qaaday sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba-geesoodka istaraatiijiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":560028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560026","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560026"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560036,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560026\/revisions\/560036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}