{"id":560019,"date":"2026-04-10T13:47:09","date_gmt":"2026-04-10T10:47:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=560019"},"modified":"2026-04-10T13:51:39","modified_gmt":"2026-04-10T10:51:39","slug":"wasiirka-batroolka-xfs-oo-soo-dhaweeyay-wafdi-ka-socday-dalka-turkiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-batroolka-xfs-oo-soo-dhaweeyay-wafdi-ka-socday-dalka-turkiye\/","title":{"rendered":"Wasiirka Batroolka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday Dalka Turkiye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar .<\/p>\n<p>Wafdigaaan ayaa maanta \u00a0soo gaaray Magaalada Muqdisho,kadib markii ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhaweyn.<\/p>\n<p>.Wafdiga ayaa dalka u yimid, si ay uga qeyb galaan munaasabadda soo dhoweynta Markabka qodaya shidalaka \u00c7a\u011fr\u0131 Be oo shalay ku soo xirtay Dekedda Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Dekedda Muqdisho waxaa goor dhow ka bilaabanaya munaasabadda soo dhaweynta markabka \u00c7a\u011fr\u0131 Bey, oo si rasmi ah u bilaabaya hawlaha qodista shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar . Wafdigaaan ayaa maanta \u00a0soo gaaray Magaalada Muqdisho,kadib markii ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhaweyn. .Wafdiga ayaa dalka u yimid, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":560024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-560019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=560019"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560023,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/560019\/revisions\/560023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/560024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=560019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=560019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=560019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}