{"id":559995,"date":"2026-04-10T10:42:56","date_gmt":"2026-04-10T07:42:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=559995"},"modified":"2026-04-10T10:42:56","modified_gmt":"2026-04-10T07:42:56","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeybgashay-kulan-la-xiriiray-horumarinta-bulshada-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeybgashay-kulan-la-xiriiray-horumarinta-bulshada-afrika\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qeybgashay kulan la xiriiray horumarinta bulshada Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah wasiirada dowladaha,Danjirayaal iyo xubno kale oo ka socday Qaramada Midoobnay ayaa ka qeybgalay kulan ku saabsanaa dadaallada caalamiga ah ee lagu doonayo helitaanka hooy nabad ah oo ku filan bulshada Afrika.<\/p>\n<p>Barnaamijkaan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay hey\u2019adda UN Habitat waxaa sanadkaan looga hadlay arrimaha mudnaanta leh ee sanadkaan iyo sanadaha soo socda,kuwaas oo la xiriira sidii madaxda dalalka Afrika ay isaga kaashan lahaayeen taabagalinta barnaamijka guriyenta oo muhiim u ah bulshada,gaar ahaan kuwa taagta daran.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintii ka hadlay kulankaasi waxaa kamid ahaa Danjire Jibriil Ibraahim C\/lle iyo dhiggiisa alka Aserbajaan Sulaan Hajif,kuwaas oo muddo kooban shir-guddoomiyay barnaamijka loogu magic daray mashruuca guriyeynta bulshada Afrika.<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa dhammaan xubnihii ka qeybgalay ay soo bandhigeen in la dardargaliyo qorshayaasha ku aadan sameynta magaalooyinka waara oo ku filan dadka liita ee Afrika.<\/p>\n<p>Kulamada soo socda ayaa lagu wadaa in lagu kala qabto Magaaloyinka Nirobi,New Yorka,Gineva,Baku iyo kuwo kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-559999 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som4.png\" alt=\"\" width=\"1005\" height=\"497\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som4.png 1005w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som4-300x148.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som4-768x380.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som4-860x425.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1005px) 100vw, 1005px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-560000 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som5.png\" alt=\"\" width=\"999\" height=\"488\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som5.png 999w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som5-300x147.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som5-768x375.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/som5-860x420.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 999px) 100vw, 999px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah wasiirada dowladaha,Danjirayaal iyo xubno kale oo ka socday Qaramada Midoobnay ayaa ka qeybgalay kulan ku saabsanaa dadaallada caalamiga ah ee lagu doonayo helitaanka hooy nabad ah oo ku filan bulshada Afrika. Barnaamijkaan caalamiga ah oo ay soo qabanqaabisay hey\u2019adda UN Habitat waxaa sanadkaan looga hadlay arrimaha mudnaanta leh ee sanadkaan iyo sanadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":559998,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[],"tags":[],"class_list":["post-559995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=559995"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":560001,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/559995\/revisions\/560001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/559998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=559995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=559995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=559995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}